WARARKA Gabdhaha Magaalada Jowhar oo loogu Baaqay in a ka Fogaadaan Guurka deg dega ah By admin - July 4, 2025 0 36 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta badan gabdhaha Soomaaliyeed ayaa Sameeya gurka deg dega ah kuwaasi oo kala kulma dhibaato badan oo ay Kamid tahay burbuka qoyska iyo xanuuno maskaxeeda oo Ku dhaca gabdhaha . Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/07/warka-jowhar-by-zahro-4july.mp3 Share this:FacebookX