Tartanka hal-abuurka Wax soo saarka Beeraha oo lagu Qabtay Magaalada Muqdisho

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray tartanka hal-abuurka beeraha oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Tartankan ayaa lagu xoojinayaa dadaallada horumarinta wax soo saarka gudaha, gaar ahaan dhinacyada teknoolojiyadda casriga ah iyo xalalka cusub ee la xiriira beeraleyda Soomaaliyeed.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here