Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS, Isaaq Maxamuud Mursal ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya.
Labada dhinac ayaa kulankooda uga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka laba geesoodka ah iyo ballaarinta iskaashiga ka dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdiwali Tima Cadde.