14 milyan oo khatar ku jirta kaddib gargaarkii uu jaray Trump

0
9

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tallaabada madaxweyne Trump uu ku jaray gargaarka Mareykanka uu dalalka adduunka siiyo ayaa sababi karta in tiro ka badan 14 milyan oo dheeri ah ay dhintaan 2030-ka sida lagu sheegay cilmibaaris lagu daabacay wargeyska Lancet.
Saddex meelood kuwa khatarta ugu jira in ay geeriyoodaan waa carruur sida cilmibaaristu saadaalisay.

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Marco Rubio waxa uu sheegay bishii Maarso in 80 boqolkiiba wax ka badan dhammaan barnaamijyada hay’ada USAID la joojin doono. Maamulka Trump waxay sheegeen in ay joojinayaan wax ay u arkeen lacag si khaldan lagu bixinayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here