Xanuunka Jadeecada oo ka dilaacay Tuuloyin hostaga Degmada Mahadaay

0
62

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Tuulada Xudur Ciise Waxa Aykamid tahay tuuloyinka hoostaga degmada Mahadaay waxa Maalmahi Dambe Dadka Deeganka La daaladhacaya Xanuuno Aaykamid yihiin Jadeecada iyo Duumada oo ilaa iyo haatan U geeriyoden labo Caruur ah Xasan Muxumed Abukar.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here