Soomaaliya Iyo Sacuudiga oo ka wadahadlay Xoojinta Xiriirka labada Waddan

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta kulan wax ku ool ah la qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Mohamed Bin Ahmed Al Muwallad.

Waxaa SooJeedinaya:-  Abdiwali Tima Cade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here