Aqoon Isweedaarsi ku saabsan Xalinta Khilaafadaka oo lagu soo Gaba-gabeeyay Jowhar.

0
39
Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciryaaraha Dowladda Hirshabelle Amiin Muqtaar Axmed ayaa Soo Xiray Tababar muddo 2 Cisho ah usocday Dhalinyarada 4ta xaafadood ee Magaalada Jowhar.
Waxaa Soojeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here