Wasaaradda Haweenka Hirshabeelle oo Waddo Qorshe ku aadan Dabaaldega 1- Luuliyo

0
35

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Wasiiru dowlaha Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Maamulka Hirshabelle  Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur Buris, ayaa ka warbixisay qorshaha wasaaraddu ka leedahay xuska iyo maamuuska haweenkii ka qeyb qaatay halgankii dalka lagu xoreeyay iyo sidii loo muujin lahaa kaalintii muhiimka ah ee ay haweenku ku lahaayeen horumarka, nabadda, iyo dowlad dhiska.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here