Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kadib markii howlgalo ay Sameeyeen Laamaha Amniga Degmada Baardheere ayay ku soo qabteen dad ay sheegeen in ay Magaalada ka geysanyeen falal Amni daro sidoo kalena isticmaalayay waxyaaba Maaanka dooriya islamarkaana ay dhibaata ku hayeen Shacabka.
Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde