Jowhar – ( Radio Isnaay )- Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo ka qeyb ah tartanka XUS OO XAAQO sanadkiisa 2-aad, ayaa laamiga magaalada ka sameeyeen olole nadaafadeed, kaas oo ujeedku yahay in degmooyinka dalka ku dabbaal-dagaan deegaan nadiif ah, cagaaran oo nabad ah.
waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.