Muqdisho oo ay ka socoto u diyaar garowga maalmaha xoriyadda.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh Iyo Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha XFS Xildhibaan Xasan Maxamed Eelaay ayaa fagaaraha Daljirka Daahsoon Waqti kula qaatay Shacabka Soomaaliyeed ee u dabbaal-daagayay Munaasabadaha Maalmaha Xorriyadda.

Waxaa soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here