Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ka daahfurtay Hiigsiga Qaran ee 2060.

0
109

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daahfuray Hiigsiga Qaran ee 2060 ayaa sheegay in la joogo xilligii Shacabka Soomaaliyeed ay si toos ah u dooran lahaayeen hoggaankooda, taas oo xoojinaysa hiigsiga nabadda, midnimada iyo horumarka.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here