Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Garsoore heer Caalami ah

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulkadir Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay garsoore heer caalami ah Omar Abdulqadir Cartan, oo si weyn loogu aqoonsan yahay garsoorayaasha ugu firfircoon qaaradda Afrika.

Waxa SoJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here