Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka jubada hoose ayaa laga daahfuray tababar kusaabsan ilaalinta xuquuqda maxaabiista.
Tababarka ayaa waxaa loo qabtay laamaha Amaanka Garsoorka iyo xeer ilaalinta Jubabaland.
Waxa SoJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen