RW Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay hoggaanka Ururrada siyaasadeed ee ka jira Dalka.

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay hoggaanka ururrada siyaasadeed ee is diiwaangaliyey, kuwaas oo door muuqda ku leh hannaanka dimoqraadiyadda iyo dib-u-dhiska nidaamka xisbiyada dalka.

Waxaa SooJeedinya:- Abdiwali Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here