Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan uu soo qaban qaabiyay Maamulka Xaafada Isha ayaa waxaa looga hadlay sidii loo soo celin lahaa bilicda waddooyinka si ay u noqoto magaalo qurux badan oo loo dalxiis tago iyadoo iyo Horumarinta Amniga sidii la isku kaashan lahaa.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.