Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shaqo Yaraanta Baahsan Ee Ka Taagan Guud ahaan Dalka Ayaa Sabab U noqotay tahriibka Dhalinta Waxaana Maalin Walba Xabsiyada Laga soo Daaya dhalinyaro Soomaaliyeed oo isugu gooshayey Dalal kala Duwan.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax AXmed.