Qaban-Qaabada Xuska munaasabadda 26-ka Juun oo ka Socda Jowhar.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ayaa waxaa si xooggan uga socda diyaar garowga munaasabadda 26-ka Juun, oo ah maalinta qaran ee xuska xorriyaddii gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ay ka heleen gumeystihii Ingiriiska sanadkii 1960-kii.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here