Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka degmada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku guuleystay inay dhexdhexaadin nabadeed u fidiyaan beelo walaalo ah oo colaad ay ku dhex martay soohdinta u dhaxeysa deegaanada Baaroweyne iyo Mareeray.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.