Shirweynaha Bangiyada iyo Maaliyadda Puntland oo lagu soo gaba gabeeyay Garoowe

0
4

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa lagu soo gabagabeeyey shirweynaha 1-aad ee bankiyada iyo Maaliyadda dowlad goboleedka Puntland kaasi oo socday muddo laba maalmood ah. Shirkan oo ah markii 1-aad oo la qabto mid noociisa ah ayaa waxaa soo qaban qaabiyay banking dowlad goboleedka Puntland.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here