Horumar dhanka Ganacsiga oo laga dareemayo Jowhar.

0
13

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabelle waxaa muddooyinkan dambe kusoo badanaya maqaayadaha coffee-ga ee casriga ah, kuwaas oo noqday goobaha ugu muhiimsan ee ay dadku isugu yimaadaan gaar ahaan dhalinyarada. Iyaga oo ku nasta, kuna caweeya.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here