Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iskuduwaha Caafimaadka Gobolka Hiiraan, Hassan Ahmed Barkhadle , ayaa maamulka isbitaalka degmada Matabaan ku wareejiyay Baabuur ambulance oo loo ku tallo kalay in loogu adeego bulshada.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.