Odayaasha dhaqanka Caabudwaaq oo soodhaweyay gogosha nabada ee Galinsoon.

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Odayaasha dhaqanka degmada Cabudwaaq ayaa si rasmi ah u shaaciyey in ay aqbaleen gogosha nabadeed ee uu dhigay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), taasoo lagu qabtay deegaanka Galinsoor.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here