Shirka Hirgelinta Siyaasadda iyo dib u habeynta Beeraha oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaarada beeraha iyo waraabka XFS ayaa Magalada Muqdisho ee Casimada dalka ku qabaty shirka hirgalinta siyaasadda dib -u habeynta iyo wacyigalinta iskaashatooyinka beerleyda Somaliyeeda.

Shirka ayaa waxaa kasoo qeyba galay qaar Ka mida ah iskaashatooyinka beerleyda somaliyeeda wasiiro Ka socoda wasaarada Maamul goboleedyada dalka masuulin Ka tirsan hay’adaha calamiga ah ee tageera beeraha

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here