Ciyaal weerada ka jirta Jowhar oo Saameeyay Goobaha waxbarashada Xiliga Habeenki

0
28

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iskuullada Sida gaarka loo Leeyahay Ee Shaqeya Xiliyada Habeenkii ah Waa Goobta Kaliya Ee Waxbarashada Asaasiga ah Looga So dhiso Ardada Ka Hor Inta Aan Looso Gudbin Dugsiyada Dhexe Waxase Mudooyinkii Dambe Hareeyey Dhibaatoyinka Dhalinyaro La baxday Ciyaal Weero Kuwaa Oo sabab U noqday In Albaabada La’iskugu dhufto Schoolada private yada ah xiliga Habeenkii.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here