Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Buundada oo ah tii labaad ee ay yeelato Degmada Garoowe waxay door weyn ka qaadan doontaa isku socodka bulshada iyo koboca dhaqaalaha caasimadda iyo gobollada kala duwan ee putland dhismaha Buundadan oo ah mid ka mid ah mashaariicda ugu weyn ee dalka laga hirgeliyay tan iyo burburkii, taasoo oo uumaalgeliyey, Bangiga Adduunka.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.