Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deeganada Qaraaseya iyo Turqade ee hoos taga Magaalada kismaayo ayaa waxaa Mudooyinkan dambe ka socodey Mashaaric kala duwan oo isuga jirta qodista goobo lagu keydiyo biyaha iyo adeegyo kale oo looga fad’ideynaayo bulshada daganadaasi.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.