Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada ku dhaqan magaalada Jowhar ayaa loo jeediyey digniin caafimaad oo ku saabsan khatarta ka dhalan karta isticmaalka daawooyinka aan dhakhtar qorin . waxay daba socotaa kororka kiisaska caafimaad-darro ee la xiriira daawooyinka si aan habboonayn loo adeegsaday.
waxaa soo jeedineysa : Xaliimo Cali.