Agab Ciyaareed Lagu wareejiyay Maamulka Beledweyne.

0
61

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agab sports oo kala duwan ayaa lagu wareejiyey maayerka Magaalada Baledweyne taasi oo loogu talagey in loo qeybiyo 12 kooxood oo ka qeybgali doono Tartan Ciyaareed dhawaan ka bilaaban doono baladweyne

waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here