Maamulka Galmudug oo degmada Gallinsoor kaga dhawaaqay gogol nabadeed.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa safar nabadeed ku tagay degmada Gallinsboor ee Gobolka Galguduud, halkaasi oo uu kaga dhawaaqay gogol nabadeed oo xal looga gaarayo colaadaha sokeeye laguna heshiisiinayo beelo halkaas ku dagaalamay.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here