Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay in si degdeg ah looga qayb qaato daminta colaadaha dhowaan kasoo cusboonaaday deegaano ka tirsan maamulka Galmudug.
Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.