Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle ayaa Magaalada Warsheakh ku qabatay Tababar la xiriira Waxbarashada Madaniga iyo Hagida Arrimaha Deegaanka islamarkaana waxaa iska kaashanaya Hey’adda FCA oo XFS kala shaqeysa Arrimaha Horumarinta Dowladaha Hoose.
waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan cabdalla.