Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka xaafadda Kulmis ee magaalada Jowhar ayaa si rasmi ah u bilaabay ol’ole nadaafadeed oo lagu nadiifinayo gudaha iyo hareeraha Isbitaalka Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaasi oo qeyb ka ah dadaallada lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka iyo bilicda deegaanka.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.