Kulan dhalinyarada looga wacyigalinayay khatarta Tahriibka oo Muqdisho lagu qabtay.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa sidii dhalinyarada looga wacyi gelin laha khatarta uu leeyahay tahriibka waxaana si wadajir ah u soo qaban qaabiyay xafiiska ergeyga gaarka ah madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan soo galootiga, soo celinta muhaajiriinta iyo xuquuqda carruurta iyo akadaeemiyada cilmiga dhaqanka iyo suugaanta ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

waxaa soo jeedinaya Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here