Kaluumeysatada Jowhar oo codsaday in laga taageero suuq u Gaar ah.

0
34

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kalluumeysiga webiga waa mid ka mid ah shaqooyinka ay dad badan ku tiirsan yihiin, gaar ahaan bulshooyinka ku nool hareeraha webiyada. Waana shaqo muhiim ah oo laga helo cunto, dakhli iyo shaqo-abuur oo waxaa ku tiirsan dhalinyaro badan.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here