Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degmada Cadaado.

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Degmada Cadaado asigoo maalmaha soo socda halkaasi uu ku sugnaan doona.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here