Dhalinyarada ku shaqeysata Farsamada Gacanta oo ku soo Badanaya Jowhar.

0
19

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Farsamada gacanta gaar ahaan kuwa laga sameeyo Alwaaxa waa mid ka mid ah xirfadaha ugu faca weyn ee ku saleysan hal-abuur, dhaqaale iyo horumarka bulshada. Waa farsamo gacmeed lagu sameeyo agabyo qurux badan oo waxtar leh, sida miisaska, kuraasta, jiifafka, fadhiyada iyo kuwo kale.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here