Aroosad la xiray ka dib markii lagu tuhmay geerida ninkeeda

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Booliska Hindiya ayaa sheegay in haweeney dhuumatay ka dib markii ninkeedi six un loo diley hadda gacanta lagu hayo ka gadaal markii ay hay’adaha amniga isku soo dhiibtey.

Labada reerood ee lammaanaha ayaa maleeyey in aroosadda la diley ama la afduubtay, ka dibna waxay billaabeen in aad qaadaan olole ballaaran oo lagu baadi-goobayo.

Booliska ayaa hadda aaminsan in Sonam Raghuvanshi oo 25 sano jir ah iyadu ka dambeysey dilka saygeeda, ka dib markii ay rag u kireysatay oo lagu magacaabi jirey Raja oo 30 sano jir ahaa, intii ay ku jireen safar ay ugu ambabaxeen gobolka ku yaal waqooyiga galbeed ee Meghalaya. Afar nin ayaa loo xiray dilka Raja.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here