Wasiirka Waxbarashada XFS oo Shir caalami ah uga qeyb galay Magaalada Paris

0
34

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa magaalada Paris uga qeybgalay Kulanka Golaha Sare ee Hay’adda Caalamiga ee Iskaashiga Waxbarashada (Global Partnership for Education – GPE) intii u dhaxaysay 2-5 Juun. Soomaaliya oo ka mid ah 90 ka dal ee iskaashiga la leh hay’addan, ayaa ku matasha Golaheeda Sare 13 dal oo Bariga iyo Bartamaha Afrika ah.

Waxaa SooJedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here