Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay waxaa si rasmi ah looga daahfuray xarun ganacsi oo casri ah looguna magac daray Sanabil Company, taasi oo gaar u ah in lagu iibiyo agabka electrics-ka oo ay ka mid yihiin Mobile-da.
waxaa soo jeedinaya : -Nuur Maxamed.