WARARKA Dhalinyarada Jowhar oo lagu Booriyay in gudaha dalka ay wax ku bartaan. By admin - June 8, 2025 0 128 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah dhalinyarada Magaalada Jowhar oo ka mid ah aqoonyanahada ayaa baaq sare udiray dhalinyarada ku nool Magaalada kaasi oo ku aadan ku kalsoonaanta waxbarashada gudaha. waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/06/WARKA-JOWHAR-DHALINYARADA-WAXBARSHADA-GUDAHA-BY-ZAKI-.mp3 Share this:FacebookX