Culimada Baladweyne oo ku baaqay in la caawiyo dadka danta yar inta lagu jiro maalmaha ciida.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sheakh Cumar Saalax Madoobe oo kamid ah Culimada Magaalada Baladweyne ayaa bulshada iyo Hey’addaha samafalka uga baaqay in Hilibka Udxiyada lagu caawiyo dadka danta yar inta lagu gudo jiro maalmaha Ciida.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here