Shacabka ku nool deegaanada KG loogu baaqay in ay ka faa’iideystaan Fadliga ku jira soonka Maalinta 9-aad

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan umadda Islaamka ee ku dhaqan deegaannada Koonfur Galbeed ugu baaqay in ay ka faa’iideystaan fadliga weyn ee ku jira soonka maalinta 9aad ee Arafo oo ah maalin kamid ah maalmaha ugu fadliga badan sannadka Islaamka.

Waxaa SooJeedinaya:- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here