Maalinta Caalamiga ah ee La Dagaalanka Kalluumeysiga Sharci-darrada ah oo Maanta dunida laga xusayo.

0
69

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  5-ta Juun waxaa laga xusaa daafaha dunida maalintan muhiimka ah si loo xoojiyo wacyigelinta ku aaddan sidii loo ilaalin lahaa baddaha, loo sugi lahaa nolosha kalluumeysatada, loona joojin lahaa burburka dabiiciga ah ee khatar gelinaya
mustaqbalka cunno iyo dhaqaale ee dad badan oo ku tiirsan kalluunka.

Waxaa SooJeedinaya: Cabdi Casiis Xasan Cabdulle

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here