Jowhar (Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah oo Ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah ee La Dagaalanka Kalluumeysiga Sharci-darrada ah.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.