Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha dhexe oo ku Baaqay in laga shaqeeyo Nadaafadda deegaanka

0
64

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiye ku-xigeenka Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Marwo Ruqiyo Cabdulle, ayaa maanta si qoto dheer uga hadashay doorka muhiimka ah ee haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa gobolkaasi ay ku leeyihiin horumarinta nadaafadda iyo bilicda deegaanka.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here