WARARKA Tababar ku Saabsan Diiwaangalinta Codbixiyaasha dadweynaha oo lagu qabtay dhuusamareeb. By admin - June 4, 2025 0 76 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Tababar u furay Shaqaalaha ku-meelgaarka ah ee Diiwaangaliyana Codbixiyaasha Dadweynaha Magaalada Dhuusamareeb. waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/06/GALMUDUG-BY-SAHRUUJ.mp3 Share this:FacebookX