Hirshabelle oo Jaamacadda Zamzam faraceeda Jowhar ku bogaadisay horumarinta wax soo saarka Beeraha.

0
20

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Mudane Dr Mohamed Sheikh Maxamuud iyo masuulyiin katirsan Wasaaradda Beeraha ayaa  kormeer dhiirgalin ah ugu tagay aradayda dhigata kuliyadda beeraha ee Jaamacadda Zamzam University Faraceeda Jowhar.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here