Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deeganada Maamulka SSC Khaatumo ayaa markii hore ka talin jireen Maamulka Soomaaliland ayaa Manhadkeed ku qaadi jirtey Imtixaanaadka Shahaadiga taasoo aysan Dowlada Soomaaliya aqoon saneyn balse hada waxaa Deeganadaas ka arimiya Maamulka SSC Khaatumo.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax AXmed.