Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Hirshabeelle iyo shacabka oo iskaashanaya ayaa guuleystay xiritaanka Buqda Baarey, oo uu Webiga Shabeelle ka sameeyay fatahaad culus oo sababay khasaare baaxad leh. Buqdaasi oo ku taalla duleedka magaalada Jowhar ayaa muddooyinkii u dambeeyay u ahayd halis degdeg ah dadka iyo deegaanka, balse dadaal is-kaashi ah ayaa horseeday guul lagu diirsaday.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim